Aabe la xanuunsan Cudurka Kansarka Oo dalbadey Caafimaad dalka dibadiisa ah

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Markaad maqashid qof ku dhacay Cudurka Kansarka durba waxaa kuu soo muuqanaya qof noloshiisa u dhexeysa Geeri iyo Nolol,sababtuna wuxuu kamid yahay Cudurada dilaaga ah sidoo kalana way adagtahay in dalka gudihiisa lagu daaweeyo.

Hassan Macalin Cusmaan waxa uu wajiga kaga dhacay Cudurka Kansarka waxa uu dadaal inta karaankiisa ah ku bixiyey si uu ugu Caafimaado Nasiib daro taas wey ku adkaatey waxaana ka baxay wixii dhaqaala uu heystey hada wuxuu dalbanayaa in dalka dibadiisa sidii loogu qaadi lahaa Maadaama dalka wax loogu qaban waayey

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here