Aabe ku Xanuunsanaya Baydhabo Oo dalbadey in La Caawiyo.

0
44

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cali Cabdiraxmaan Cali waxaa uu kamid yahay dadka dan yarta ah ee ku nool degaanada koonfur galbeed soomaaliya gaar ahaan degmada Diinsoor ee gobolka Baay, Cali hadda waxaa uu ku xanuunsan yahay oo ku jiraa isbitaalka gobolka Baay ee magaalada Baydyhabo.

Dhibane Cali waxaa uu ka xanuunsanayaa gacanta midigta ah taasi oo mudo todobo bilood ka hor ka soo gaartay dhaawac kadib markii la gadoomay gaari oo kirisbooy ka ahaa.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here