Aabe Barakac ku ah kaamamka Baydhabo Oo Fursad shaqa ka heley Beer falista

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qoysaska danyarta ah ee ku nool Magaalada Baydhabo ayaa inta badan waxay ku nool yihiin xaalada kala duwan oo dhanka nolosha ah taasoo saameyn ku leh Noloshooda,Hadana waxaa jira Fursado kale oo ay helaan si ay noloshooda ugu maareeyaan.

Xerooyinka Barkacayaasha Baydhabo ayaa waxaa ku nool Qoysas badan oo Fursado shaqa abuurtey sida Falida Beeraha ku teedsan Magaalada Baydhabo si ay nolol maalmeedka Guriga iskaga debiraan.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here