Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dadka Barakacayaasha ku jiraan Kaamamka kurto maali kuy aala duleedka Magaalada Baydhabo ayaan heysan waxbrasho iyo Adeegyada caafimaadka kaamamkaas dadka degan waxa iskugu jiraan dad naafaha iyo dad aan waxabo heysanin kaamkasi ayaa intabadan degan yihiin ku dhawaad shan bilood ayasan waxabo ka helin Hey,daha samafalka oo u gargaar dadka dhibateysaan oo ku jiraa kaamaka.
Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdullahi