Kulan lagu dhiiragelinayay Dhalinyarada Degmada xuddur ee Horumarka ka qeyb qaatay Oo lagu qabtay Degmadaasi

0
262

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulan ay soo qaban qabiyeen aqooyahnada iyo xildhibaanada golaha degaanka degmada xudur ayaa waxaa lagu dhiira galinaayey dhalinyaradii kasoo qeyb qaadatey tartan aqooneedkii bishii ramadaan iyo gabdhaha ururka xudur Girls ku waasi oo ka shaqeyaan hormarinta degaanka.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here