Aqoonyahnada Magaalada Baydhabo oo Dhalinyarada Uga Digay in aysan isticmaalin Maandooriyaasha.

0
367

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Mukhtaar sheekh aadan waa wariye rug cadaa ah oo in mudo ah warar iyo warbixino kasoo sameeyey arimaha bulshada gaar ahaan dhalinyarada, wuxuu waayo arag u yahay dhibaatada iyo sameynta ka dhalan karto dhalinyarada isticmaasha maan dooriyaha noocyadeeda kala duwan, taasi oo uu ku sheegey in maalinta uu bilawaayo maandooriyaha ugu dambeyso farxad kawarqabka nolashiisa iyo mustaqbalkiisa dambe.

Warbixintan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here