Wasaaradda Caafimaadka KG Oo Qalab Caafimaad iyo Dawo Ka gudoontay Hay’addaha SOS iyo Save The Children.

0
298

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Agaasimaha guud ee wasaaarada caafimaad dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya Dr.Xuseen Maxamed Daahir ayaa waxaa qalab caafimaad iyo daawooyin ka gudoomey Hay`adaha SOS iyo Save the Children oo wada shaqeyn fiican la leh wasaarada caafimaadka dowlad goboleedka koonfur galbeed.

Xarunta bad qabka dad weynaha Kg wacyi galinta iyo karantiilka cudurka covid 19 ayaa ku kala waregeen wasaaarada caafimaad Kg Iyo hay`adaha SOS iyo Save the Children .

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here