Dhalinyarada Magaalada Baydhabo oo Dowladda KG Ka dalbaday in Loo Sameeyo Goobo badan Loo Dalxiis Tago.

0
474

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Goobaha aadka loogu dalxiiso Ee magalada baydhabo waxa ka mid ah Hotelada Bakiin, Maayifuulka ,Garbooda oo inta badan ugu caasan waxa sido kale isku yimaada dad kala duwan oo qaarkooda u soo baxa sawiro iyo damashad kale.

Dadka aya waxay dalxiis u aadi jireen Magalada Muqdisho Ee caasimada dalka soomaaliya
mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa Magalada ku soo badaneya goobaha dalxiiska lao aado hotel bakiin oo aha mesha dhalinyarada haweenka carruurta sawir qaadiyaasha isku yimaadaan taasi oo qof walabo danihiisa gaarka ah u yimaado.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here