Dadka Baydhabo ee ku shaqeysta Gaari Dameerada Biyaha Geeya Xaafadaha Iyo Maqaayadaha Oo Nolosha Qoysas Dan yar ah Ku Mareeya.

0
385

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Inkastoo hada xaafadaha magaalada baydhabo intooda badan ay ku jiraan tubiyaha biyaha oo ay leedaha shirkad ayaa hada waxaa jira dad badan oo awoodin biyo galintaasi ayaa jira dad mudo sanado ah xaafadaha goobaha lagu iibiyo shaaha iyo maqaaxiyaha geeya biyo iyagoo isticmalayaan dameeraha la saaro fuustooyinka.

Cabdow Nuur Xasan iyo Cabdi Nuur Maxamed Aadan waxey ka mid yihiin dhalinyarada biyaha geyaan xaafadaha iyo goobaha kale ee lagu ganacsado in ka badan 11 sano waxey ka shaqeystaan dameeraha biyaha lagu dhaansado iyagoo ka hela lacagta ay ku mareyaan guryahooda.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here