Wasaarada Bey,adda iyo Duurjoogta KG Oo Bulshada Ugu Baaqday in La ilaaliyo Arimaha Deegaanka.

0
387

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dadka Soomaaliyeed inta badan waxa ay yihiin Dad Beeraley ah iyo Xoola dhaqato, waxaana jira dadka qaar oo ku yar ama aan fahansaneyn Muhiimada ay Bulshada u leedahay deegaanka, waxaana wasiirka wasaarada Bay,adda iyo Duurjoogta Koonfur Galbeed Soomaaliya Cali Isxaaq Cumar isugu yeeray qeybaha kala duwan ee Bulshada si loo fahansiiyo Ahmiyada ay leedahay Deegaanka.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here