Fursadaha Ganacsi ee laga hirgeliyay Baydhabo oo shaqo abuur ka heleen dhalinyaro badan.

0
351

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Duruufaha Dalka Ka jira Waxaa Marwalba Asal u ah Shaqa La,aan dhaqaala La,aan Dhiirigilin Aysan Helin Dhalinyarada waxay ku qasabtaa inay Dalka Isaga haajiraan,Balse Taa Bedelkeeda waxaa jira Dhalinyaro hela Fikrado Hal abuur leh Ganacsiya ah Hanoqota Mid Wadanka Ku cusub ama inuu dhaxlo Fikrado Ganacsi Horey Waliidkooda ulahaa ,Baydhabo waxaa kajira Ganacsiyo kala duwan dadka Noloshooda kuu Maareystaan Sida Foornooyinka Lagu Dubo Rootiga Buskudka Xalwada IWM inkastoo ay tahay Xirfad Mudo Dalka tiiley Hadana Dhalinyarada Waxay ahaayeen kuwa kafaana aysan jecleyn inay kashaqeeyaan halka dhalinyarada jeclaayeen Xafiisyada Dowlada Hey,ado in Loo Shaqeeyo si Lacag badan Noloshooda uga Helaan Hadase Waayadan Dambe Dalka Ka jirta Duruufihiisa dheeradey ayay dhalinta Gorowsadeen in Muhiim tahay in Laga Shaqeysta Waxwalba Nolosha Kabi karta si looga baaqsado Tahriibka Halista ah dhalinyarada Naftooda galiyaan.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here