Wasaarada Caafimaadka KG Oo Sheegtay inay Sii Kordhayaan Kiisaska Karona ee Laga Diiwaan geliyay Deegaanada KG.

0
269

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Laga Diiwaan geliyay 116 Xaalaadood Dadka qaba Cudurka Covid 19 Tan iyo Markii uu Cudurka Soo gaaray Dalka Soomaaliya Waxaana Corona Laga Baaray inkabadan 200 Oo Xaaladood Magaalada Baydhabo ayaa Magaaloyinka KG Uga Badan Laga diiwaaan geliyay waxayna Tirada Baydhabo gaareysa 40 Kiis Positive ah, Waxaana Meesha ay kala Marayaan Corona iyo KG wax ka weydiinay Agaasimaha Wasaarada Cafimadka KG Dr Husein Mahamed Daahir.

Warkan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here