Qiimaha Shidaalka lagu iibiyo Magaalda Baydhabo Oo Hoos U dhac Laga dareemaya.

0
301

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tan iyo intii uu Bilowday Cudurka karoona virus oo inta badan saameyn ku yeeshay bulushada Caalamka gaar ahaan Magaalada Baydhabo oo ah xaruunta Maamul gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxa lagu daremeya Qiimaha Shidaalka Dalka oo Hoos U dhac Lagu Sababay Cudurka Corona.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here