Bukaano Soo Ritay Cudurka Shuban Biyoodka Oo La dhigay Isbitaalada Ku Yaala Magaalada Baydhabo.

0
455

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cudurka shuban biyoodku waa jiro sababta noole kudul nool noole kale wuxuu jirka uga tagayaa tooska saxarada (xaarka) ee dadka jiran. Kuwo kalena waxay cudurka qaadaan marka gacmaha, cuntada, ama qalabka lagu wasakheeyay saxarad jeermis leh la geliyo afka. Tirada wasakhda u baahan in ay faafiso jeermiska waa mid aad u yar mana ahan mid ay ishu arkayso. Faafida cudurkaani ayaa ah mid qofka jiran aad ula dhibaateysan waxay dhici kartaa hadii uu qofku yahay mid asaga dareema in uu haayo xanuun iyo hadii kaleba.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here