Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa meel geba geba ah mareya dhismaha masjidka weyn ee Jaamac ee Degmada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool oo mudo dhismihiisa socda waxaana tan iyo markii la bilaabay ka qeyb qaadanaayay dadka muxsiniinta ah, waxaana saaka la bilaabay derbigii wareega ahaa ee masjidka.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiraxmaan Yusuf Xasan