Maamulka Gobalka iyo kan Degmada Baydhabo Oo Olole Nadaafadeed ka Bilaabay Magaalada Baydhabo.

0
301

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo Waxay Caasimad KMG U tahay Dowlad Gobaleedka KG Waxaa Kusocda Hormar Balaaran oo dhankasta Hadana Meelaha Halbowlaha u ah Magaalada Waxaa Lagu Arkaa Nadaafad daro ah qashin ay soo dhigeen dadka xaafadaha kala duwan degan magaalada taasi ayaa keenta mararka qaar Inay dilinato Billicda Magaalda Baydhabo si loo soo nooleeyo Bilicdaas ayay Maamulka Dowlada Hoose ee Baydhabo oo wada dadaalo Bulshada Qeyb ka tahay lagu Aruurinayo Qashinka Magaalada dhaxyaalla.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here