Qiimaha Qudaarta lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Baydhabo Oo Weli Sare u kac ku jira Ramadaankii Kadib

0
392

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qudaarta nocyadeeda kala duwan ee lagu iibiya suuqyada ku yaala Degmada Baydhabo ayaa ah mid bilooyinkii uga dambeayay laga dareemaayeye sare u kac Xoogan maadaama ay bulshada badankeedaba si saa,id ah u isticmaalan qudaarta.

Qaar ka mid ah beeraha qudaarta ee ku yaala degmada baydhabo ayaa inta badan laga keena qudaarta badankeedi lagu iibiya suuqa ayidoo weli ay tahay mid qiimaha lakala siisto uu qaali yahay ,maadama beeraha qudaarta ee beydhabo aan laga heleynin baradhada.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here