Culimada Magaalada Baydhabo Oo Bulshada Ka Wacyigelinaysa Cudurka Karoona Feyrus.

0
343

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Guud ahaanba Wadamada caalamka ayaa saameyn weyn ku yeeshay cudurka Karona kaasi oo ahaa cudur safmar ah ,dalkeena soomaaliya ayaa qeyb ka ah wadamada uu saameeyay Cudurka Covid 19 ayigoo bulshada soomaliyeed ay sameyeen intooda badan wacyigelintii looga hortagi lahaa qaarkoodana ay aqriyeen Quraanka kariima maadaama ay yihin dad muslimiin ah.

Culimada ku nool deegaanada koonfur galbeed ee soomaaliya gaar ahaan Magaalda Baydhabo ayaa qeyb weyn ka qaatay sidii looga hortagi lahaa cudurka covid 19 ayigoo bulshada inteeda badan ay u sameeyeen wacyigelin wanaagasan.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here