Maamulka Degmada Baydhabo Oo Awaamiir ka soo saaray Xoolaha lagu soo daayo Suuqa Magaalada Baydhabo.

0
420

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Sanadihii Dambe Waxaa koreysay Bilicda Magaalada Baydhabo Hasa yeeshee waxaa Bilicdaas dilayay Xoolaha iyo Xaywaanadka Faraha Baxay oo Magaalada Gudeheeda Yaacayay waxay ku soo kordhiyeen Nadaafad daro Waxa uga badan Magaalada lagu dhax arko waxaa kamid ah Lo,da Ariga Iyo Dameerka Waxaa Sanad hore Wasaarada Xanaanada iyo Xoolaha soo saartay inaan xoolahaasi magaalada lagu dhax arki Karin laakiinMa fulin Amarkaas Sanad Kadib waxay Dowlada Hoose Baydhabo soo saartay Amarkale oo ka adag midkii wasaarada waxaana kamid ah in Lalagala wareegayo dadka iska leh Xoolahaas hadii aysan Magaalada ka dhax wadin waxaa sidaa Sheegay Xogayaha Dowlada Hoose Degmada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here