Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhisida Dugsigaani ayaa iska kaashaday Agaasimaha raadiyaha koonfur galbeed ee degmada Xudur iyo mid ka mid ah dhalinyarada ka soo jeeda deegaankaasi.
Dhisitaankaan ka hore dugsigaani ayaa ahaa mid ay ka muuqatey daruufo kala duwan maadama ay Ardeyda wax ka barata ay fadhiisan jireen qoraxda balse hada waxey heleen goob ay uga ganbadaan qoraxda iyo weliba roobabka.
Warkan Waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir