Baydhabo(Radio Arlaadi)- Barakacyaasha ee ku yaala duuleedka degmad baydhabo ayaa waxaa ku nool carruur fara badan oo dan yar ah maadaama aan intoodi badan aysan waalidiintooda ay aboodin qarashaadka waxbarshada. Qaar kamid ah waalidiinta Dhalay Carruurtaasi ayaa Radio Arlaadi ugu warbixiyeen in ay san carruurtooda aan haysanin iskuul iyo dugsi quran.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir