Sidee ayay Dadka Barakacyaasha ee ku Nool Magaalada Baydhabo ay u Ciideen Ciidul Fitriga.

0
439

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dadka danyarta ah ee ku nool duleedka degmada beydhabo ayaa siyaaba kala duwan u kala ciiday maalintii shaley ahey oo ku beegneyd maalinta kowaad ee ciidul fitiga maadama ay qaarkooda heleen dhar ciidka carrurta qaar kelana aan weli soo gaarin dhar ciidka carurta,hadab kaamka wada jir oo ku yaala duleedka degmada beydhabo iyo kaamam kaloo oo badan ayaa waxey yihin kuwo aan soo gaarin carrurtooda dharka ciida oo ay qaar ka mid ah ururada ka jira degaanada konfur galbeed iyo wasaaradaha qaar ee maamulka koonfur galbeed ay bixinaayeeen si ay uga farxiyaan carrurta danyarta ah .

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here