Sidee ayay Carruurta Magaalada Baydhabo ay u Ciideen Ciidul Fitriga.

0
374

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Guud ahaanba daafaha caalamka ee ku nool dadka muslimiinta ah ayaa waxaa looga ciiida si weyn maalinta kowaad ee ciidul fitriga degmada beydhabo ee xaunta gobalka baay ayaa ka mid ah goobaha sida weyn looga ciidey ayidoo si gaar ah ay carrurta degmada u ciideen maadama ay tahay maalin uga duwan maalimaha kale ee caadiga ah .

Qaar ka mid ah crarurta Degmada Baydhabo ee xarunta gobalka baay oo aan kula kulmey goobaha ay craruruta isu tagaan ayaa ka Hadley dareen kooda oo ku aadan maalinta kowaad eee ciidul fitriga ayigoo wajiyadooda iyo hadaldoodab ku dheehaneyd farxad iyo reyn reyn,maadama ay jiraan carruur badan oo aan walidiintooda u soo dirin bananka.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here