Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa KG oo Deeq Ari ah Garsiisey in ka badan 140 Qoys.

0
302

Baydhabo(Radio Arlaadi)-In ka badan Todobo Tuulo oo Hoostagta Degmada Baydhabo ayay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Deeq Ari ah Garsiisey 140 Qoys oo Dadka Xoola Dhaqatada ah oo Sameyey Abaarihii Dalka ka Dhacay waxaana Tuuladii Looga Tala galay 100 Neef oo Ari ah Si ay uga soo kabtaan dhiaaatadii Abartii Dalka soo Martay ku reebtay waxaa Goobta Deeqdaan Lagu dhiibayay goobjoog ka ahaa qaar kamid ah Madaxda Hey,adihii Bixiyeen Deeqdaan iyo Maamulka Degmada Baydhabo Qaar kamid ah Bulshadadii Ka Faaideysatay Xoolaha Nool Loo qeybiyey oo Qoyskiiba Lasiiyay 5 Neef Ari ayaa Ka mahadceliyen Ayagoo sheegaya in Waqtigaan Baahi badan u qabeen Xoolahan xiligaan adag Lagu Gudi jiro.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here