Dowlad Gobaleedka KG Oo Wada Dadaalo Dadka Loogu Wacyigilinayo Cudurka Safmarka ah Ee Corona Virus.

0
309

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wacyigelinta Bulshada iyo Usheegida Astaamooyinka lagu garto Cudurka Corona Virus ayaa iska kaashaneya Dowlada Federaalka iyo Tan Maamul Gobaleedka Koonfur Galbeed, Kama marna Ururada Dhalinyarada kuwaasi oo sameynaya Wacyigelin ay siineyaan Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Cudurkaan ayaa ah mid la iskaga qaado si fudud bahda cafimaadka ayaa wadaan dadaalo si loo yareeyo faafitaanta,sidoo kale waxay sameeyeen goobo lagu karan tiilo qofka laga helo.

Warkan Waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here