Ku dhawaad 250-Qoys Dadka Baahiyaha Gaarka qaba ee ku Nool Magaalada Baydhabo Oo Deeq Raashin ah loo qeybiyay .

0
377

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Caawimaadyada Danyarta Gaar ahaan kuwa aan xubnahooda dhameystirneyn oo gaaraya 250 qof ayaa nasiib u helay in la siiyo Bariis,Bur,Sokor iyo timir, Dadkaan ka socday kamamka iyo kuwu ku nol xafadaha baydhabo ayaa deeqdaan uga timid turki waxaana masul ka ahaa bixinteeda xillibaan Shariif Saalax.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here