Cuntooyinka U Wanaagsan Inuu Ku Afuro Qofka Sooman.

0
308

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sanad walba malaayiin Muslimiin ah oo daafaha dunida ku kala nool ayaa bisha Ramadhaan sooma 30 maalmood oo xiriir ah madaama ay jiraan dad farabadan oo awoodin in ay soomaan kuwooda Xanuunada Raaga qaba.

Dr Aadan maxamed nuur oo ah dhaqtar ka howlgala Xaruunta caafimaadka samaan Medical Centat Ee magalada baydhabo Ee xaruunta gobalka bay xili wareysi siinaayay Radiyow Arlaadi ayaa ka warbixiyay Cudurada Xiliga Soonka dadka ku soo kaco iyo Daaweyntooda iyo Sidoo kale Raashiinka Caafimaad ahaan u Wanaagsan inuu ku Afuro Qofka Sooman
iyo xariirka ka dhaxeeyo soonka iyo caafimadka.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here