Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo xuquuqul insaanka KG Oo xariga ka jartay xafiis ay yeelanayaan Urur ku mideysan Gabdho Keliya.

0
370

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waisiirka Wasaarada Haweenka Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed Marwo Faisa Shariif oo ka qeyb galaysay Munaasabad Xariga looga jarayay Xafiiska Cusub oo ay yelanayaan Ururuka Isu taga Gabdhaha KG kaasi oo noqnaya mid isku xiraya Gabdhaha KG Ayaa sheegtay inay ay Muhiim tahay isku duubnaanta Dumarka.

Munaasabada Xafiiska Xariga looga jaraayay ayaa waxaa goobjoog ahaa qaar kamid ah Dumarka Ururkaas ku mideysan yihiin Gadoomiyaha Ururka Bay Women Network Seynab Cumar ayaa Umahadcelisay Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka doorka ay ka qaadaneyso Horumarinta Haweenka kuwooda Ka qeyb qaadanaya wax u qabashada dadka Danyarta ah.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here