Maamulka Deegaanka Awdiinle Oo Dowladda Ka Dalbaday dhismaha Wadada Marta Awdiinle iyo Baydhabo oo Burbursan.

0
397

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maamulka deegaanka Awdiinle ee gobalka baay ayaa waxaa uu kormeer ku sameeyey wadada isku xirta baydhabo iyo Awdiinle ayadoo uu maamulka halkaasi kula kulmay gaadiid halkaasi mudo ku xayiranaa.

Ibraahim maxamed nuur waa gudoomiyaha deegaanka waxaa uu warbaahinta usheegey in dhibaato aad u adag oo burburka wadad ah ay ka jirto inta u dhaxeysa baydhabo iyo awdiinle asagoona maamula ka dalbadey in dib u dayactir lagu sameeyo.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here