WHO oo ka digtay in 250 Malyan qof oo Afrikaan uu ku dhici karo feyraska corona

0
307

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Cilmi baaraayaasha ka tirsan Ha’yadda Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay in 250 Baladweyne (Radio Beerlula)-malyan qof oo ku nool Afrika in sannad gudahood uu ku dhici karo feyraska corona.

Daraasadda ay sameeyeen oo lagu daabacay BMJ Global Health, ayaa lagu sheegay in dad gaarayo 150,000 ilaa 190,000 oo qof uu cudurka ku dili karo gudaha qaaradda Afrika.

Cilmi baarayaashu waxay sidoo kale sheegeen 5.5 malyan oo ku nool qaaradda ay u baahan yihiin adeeg caafimaadka maadama xarumaha caafimaadka ee ka jira halkaas ay la daala dhacaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here