Shacabka Magaalada Baydhabo oo soo dhaweeyay dib udayactir lagu sameeyay wado muhiim u ah bulshada.

0
274

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cabasha Mudo badan Ka soo yeereysay Gaadiidleyda iyo Shacabka Ku nool Magaalada Baydhabo Burburka Ka jirey Wadada dheer ee dhaxmarta Bartahamaha Magaalada ayaa Waxaa maalintii shaley aheyd maamulka degmada beydhabo iyo kan gobalka baay ay dayactir ku sameeyeen mid ka mid ah wadooyinka halbowlaha u ah degmada beydhabo ee xarunta goblka bay ayaa arintaasi waxaa si weyn u soo dhaweeyen qaar ka mid ah bulshada ku nool degmada beydhabo,maadama wadooyinka waaweyn ee degmada ay yihin kuwo ka muuqada burbur xoogan oo saameyn weyn ku yeeshay isu socodka dadka iyo gaadiidkaba .

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here