Ururka Walaalaha Isjacel oo In ka badan 300 Qof oo Dadka Barakacyaasha ah Afurin U sameeyay.

0
340

Baydhabo(Radio Arlaadi)- si ay u caawiyaan Walaalahooda danyarta ah, ayay bilaabeen in ay dadka masaakiinta ah u gurmadaan iyagoo wata Magaca Walalo Is jaceyl, waxeyna afuriyeen dad gaaraya Seddax Boqol oo Qoys kuwaasi oo ku jira kaamamka ku yaala Magaalada Baydhabo qeyb ka mid ah iyadoo lagu guda jira bisha barakeysan ee Ramadaan.

Warkan Waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here