Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar ka mid ah dadka danyarta ee ku nool duleedka degmada beydhabo ee xaruunta gobalka baay ayaa waxaa la gaarsiiyay deeqa afurin ah Waxaana deeqdaan gaarsiiyey xildhibaan saalax shariif Siidkey oo ka tirsan xildhibaanada baarlamaanka koonfur galbeed ee soomaaliya.
Tirada deeqadaan afurinta ah ayaa waxey aheyd Afar neef oo lo,ah taasi oo la gudoonsiiyay kaamka indhooliyaasha ee Al aamin .
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir