Dhalinyarada Degmada Bardaale ee Gobalka Baay Oo Ka cabanaya Shaqa La,aan.

0
258

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhalinyarada Ku nool Degmada Bardaale ayaa Waxa ay Wajahayaan Shaqa La,aan Waxbarashada Degamadas Oo iyaduna Liidata Waxay Sheegayaan In Hormarka Dhalinyarada Degmada Bardaale uu Ku xirantahay Shaqa abuur In La helo iyo Waxbarashada Oo Kor Loo qaado Waxaa Degamada Ka dhisan Ururka dhalanyarada degamada berdalle Ee Gobalka baay oo uu Gudomiya Ka yahay Ururka mudo ku dhawada shan sano cabadal xasan oo xili wareysi siinayay Radiyow Arlaadi ugu warbixiyay in ay ururkan caqabado farabadan ay la soo darsatay sidoo kale waxa ua tilmamay in ay san jirin hormaro wangsan iyo xafiiso ayasan la heyn ururkan.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here