Shacabka Ku Dhaqan Degmada Baydhabo Oo Dalbanaya in Dib Loo dhiso Wadooyinka Burbursan.

0
393

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Burburka ka jira wadooyinka Magaalada Baydhabo gaar ahaan wadada halbowlaha u ah Magaalada dhax marta ayaa ka mid ah wadooyinka aadka u burbursan waxaana dhibaata badan kala kulmaan gaadiidleyda kala duwan iyo hooyada uurka leh waxaa adag markay jirto Xaalad deg deg ah in baaburta deg dega ah si fudud ay ku gudbaan wadooyinkaasi.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here