Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in kiisas cusub oo cudurka karoona feyris laga helay gudaha dalka.

0
259

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegay in 24-kii saac ee la soo dhaafay 55 xaaladood oo cusub oo ku saabsan laga diwaangeliyay Banaadir, Puntland iyo Hirshabeelle.

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa tilmaamta in 5 bukaan ay u geeriyoodeen xaruunka 19 ruux oo kalana ay ka bogsoodeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here