Shacabka Diinsoor Oo Ka Cabanaya Sare U Kaca ku yimid Qiimaha Maciishada.

0
255

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Sicir bararka ku yimid Nocyada kala duwan ee Raashiinka lagu iibyo suuqyada Degmada Diinsoor ee Gobalka Baay ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa guud ahaan magaalada, dadkuna ay yihiin kuwa aad u hadal heya maadaama ay maciishada kor u kacday iyadoo lagu guda jira bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaana saameyn weyn ku yeesha dadka deegaanka gaar ahaan kuwooda liita.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiraxmaan Yusuf Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here