Barakacayaal ku nool Baydhabo oo dalbaday in la caawiyo

0
419

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shacabka Muslimiinta ah ee Aduunka ha u badnaadaan Soomaalidu waxay yihiin kuwa iska aruuriya lacago si ay u caawiyaan walaalahooda Danyarta ah ee ku nool gudaha wadanka gaar ahaan Barakacyaasha, waana Goobta ugu badan ee la gaarsiiyo Gurmadka Afuri Walaalkaa, hase ahaatee waxaa weli sii jira kuwa aan gaarin gacanta Muxsiniinta sida ay noo sheegeyaan dadka ku nool kaamka barakacyaasha yaaq ee duleedka Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here