Bulshada Ku Nool Deegaanka Goof gaduud Buurey ee Gobalka Baay oo Sameyn ku yeeshay Roobabka Guga ee ka da,ay Soomaaliya.

0
370

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tan Iyo Wixii Ka Danbeeyay bilowga Roobabka Gu’a Waxaa Qasaarooyin Isugu Jira Burbur Hantiyadeed Iyo Mid Xoola noolba Uu Ka Soo Gaaray Qaar Ka mid ah Bulshada Ku dhaqan Deegaanka Goof Gaduud Buurey Ee Gobolka Bay.

Gudoomiyaha Deegaanka Goof Gaduud Buurey Isaaq Cali Isaaq Ayaa Sheegey Inay hakad Galeen Isa Socodka Dadka Iyo Gaadiidka Deegaanka Taasina ay Caqabad Weyn Ku tahay Dadka Deegaanka Oo Danyar U Badan Ayna Qaar Ka Mid ah Dadka Ka soo Baxeen Guriyahooda Maadama Ay biyo Fadhiyaan.

Warkan Waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here