Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Oo 24kii saac ee ugu danbeysay xaqiijisay 79 xaaladood cusub oo COVID-19 ah.

0
292
Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Drs Fawziya Abikar Nur ayaa maanta bulshada gaarsiisay sidii caadada ahayd xaaladaha cusub ee caabuqa COVID-19.
Wasiirka ayaa 24kii saac ee ugu danbeesay xaqiijisay 79 xaaladood cusub oo COVID-19 ah.
38 xaaladood ayaa laga helay Gobolka Banaadir, 22 xaaladood ayaa laga helay Maamulka Jubbaland, 11 xaaladood ayaa laga helay Maamulka Koonfur Galbeed, 8 xaaladoodna Puntland. Wadarta guud ee xaaladaha caabuqa ayaa ah 835 xaaladood, waxaa geeriyooday 3 bukaan, waxaana bogsaday 14 bukaan.
Warkan Waxaa inoo haya Cabdiraxmaan Yusuf Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here