Warbixin ku saabsan Maalinta Xuriyadda Saxaafadda Aduunka.

0
320

Baydhabo(Radio Arlaadi)-3-da Maaj waxaa loo dabaaldegaa Caalamka oo dhan Maalinta Caalamiga ee Saxaafada waxaana laga xusay Gudaha iyo dibada si loo muujiyo Qiimaha Warbaahinta Maalintan looga hadlay Xoriyadda Saxaafadda Adduunka oo dhan.

Warbixintan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here