Qaxootigii Dib Ugu Soo Laabtay KG Oo La siiyay Warqadihii Dhalashada Iyo Sugnaanta.

0
338

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudiga Qaxootiga iyo Barakacyaasha Koonfur galbeed ayaa dukumiintiyo ka kooban dhalashada iyo sugnaanta waxaa ay ku wareejisay Boqol qoys oo Dalka dib ugu soo laabtay, waxaana ay is kugu jiraan kuwii ka imaadeen dalka kenya gaar ahaan xiryaha barkacyaasha ee dhadhaab iyo kuwii ku barakacay dalka gudihiisa.

Warkan Waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateeera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here