Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed Maxamed Cusmaan Jiidow ayaa ka warbixyay sida ay wasaarada ugu diyaar garoweysa goobaha caafimaadka ee loogu tala galay dadka loogu shakiyo Cudurka Covid 19 gaar ahaan Degmooyinka koonfur galbeed, wuxuuna wasiirka sheegay in ay wadaan dadaalo ay dadka kaga wacyigelinayaan cudurkan.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiraxmaan Yusuf Xasan