Waa Sidee Xaalada Dadka Ku jira Xaruunta Dhimirka ee Magaalada Baydhabo?

0
331

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xanuunka Dhimirka Waagii Hore Waxaa la Aaminsanaa in uu yahay Cudur ku yimaado qaab dhimir ah oo kaliya, oo uusan aheyn cudur ka muuqdo jirka maxaa yeelay xanuunka dhimirka wuxuu haleeyaa shaqada fakarka, filashada, shucuurta iyo xasuusta. Balse waayihii danbe waxaa soo if baxay cilmibaaris sheegeysa in dhaawaca gaaro maskaxda uu siyaadiyo xanuunka dhimirka .

Agaasimaha Xarunta Daryeelka Dhimirka Bulshada Aadan Abdarahman Jandalman ayaa inoo Sharaxaya Noocyada ugu badan Bukaanada dhimirku ku arkaan.

Warbixintan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here