Bulshada ku nool Baydhabo oo Sheegay in ay u Hogaan Sameyn Talooyinka Hay’adaha Caafimaad.

0
287

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ayadoo oo cudurkan dhibaato badan ku heya caalamka waxaana uu yahay cudur si fudud la isku qaadsiyo taasi oo keeni karto in si fudud ugu faafo bulshada dhaxdeeda marka dambena keeni karto inay dad badan nolashoada ku weyn karaan, si aysan Arimahaasi u dhicin waxaa jira siyaabo loogu hortago cudurkan taasi oo ugu horeyso fariimaha lagu wacyigelinayo bulashada.

Waxana wareysi la yeelanay qaar ka mid ah Bulshada ku nool Magaalada Baydhabo oo Arag tidooda ka dhibanayaan sida ay u arkaan talooyinka caafimadka aya soo sareen Hay,adaha caafimadka maadama xaalada cudurka koroona ku sii fidaayo Aduunka oo dhan.

Warbixintan Waxaa inoo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here