Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankaan ayaa Looga Arinsanayay Sicirka Qiimaha Raashinka Qudur Duruuriga Ah iyo Sarifka Lacagaha Qalaad oo Sara U kac Laga dareemayo dhibaatadaas Sababta Keentayna ay tahayna Cudurka Corona Virus Waxaa Kulanka Soo qaban qaabisay Wasaarada Ganacsiga Dowlad Goboleedka KG Ayna Goobjoog ahaayeen Ganacsatada Magaalada Maamulka Degmada Baydhabo iyo Xubno Katirsan Golaha Wasiirada KGS.
Warkan waxaa inoo Haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade