Dowladda Hoose Bosaaso Oo olole nadaafadeed ka samaysay Xaafada Bandar qaasim.

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Dowladda hoose ee Bosaaso iyo qeybaha kala duwn ee bulshada boosaasa ayaa waxey olole nadaafadeed ka samayeen qaar ka mi ah xaafadaa degmada boosaas.

Ololahaan ayaa ujeedkiisu aheyd sidii dib looga soo elin lahaa bilicida magalada iyo guud ahaanba ka wada shaqeynta arimaha nadaafada ee degmada taasi oo ay muhiimada gaar ah u leh Caafimaad ku noolanshaha bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here