Dowladda Hoose Degmada Baydhabo Oo ku baaqday Ilaalinta Wadooyinka.

0
35

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baydhabo ayaa bulshada ugu baaqey ilaalinta Wadooyinka cusub ee lagu sameeyey dib u dhiska iyo dib u dayactika ee ku yaala Baydhabo

Maamulka ayaa sheegey in ilaalinta wadooyinka ay waajib ku tahay qofkasta oo muwaadin ah taasi oo muhiim u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here