Kulanka Qiimeynta Khataraha Amniga Oo Lagu soo gaban gabeeyay Baydhabo.

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Amniga KGS Mudane Hassan Abdulkadir oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud WAG Taliyaha Boliiska Gobolka Baay Iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Arimaha Arimaha Bulshada Degmada Baydhabo ayaa Maanta furay Kulan Howleed lagu Soo bandhigaayay Xog Uruurintii Muda ku dhow 2daba Todobaad ay Wasaaradda Amniga ka waday Degmada Baydhabo.

Kulanka waxaa qayb ka ahaa Howl-wadeenada Wasaaradda Amniga, Boliiska, Haweenka, Dhalinyarada, Odeyaasha Dhaqanka, Culumada Iyo Dadka Barakacayaasha ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here