Dib u dayactir Lagu sameeyay Iskuulka Qaran Degmada Afgooye.

0
36

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Waxbarashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelada hoose waxaa ay ka furtey Iskuulka Qaran oo ay sheetey in Ardeyda Wax lagu bari doono

Agaasimaha Guud ee Wasaarada waxbarashada KGS oo ay wehliyaan Maamulka Gobolka Shabeelada Hooose ayaa si rasmi ah u furey iskuulkaan oo noqon doona mid ay wax ku bartaan Ardeyda aan abooodin in ay iska bixiyaan qarashaka waxbarashada

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here